Ku soo dhowow SomStack! Waxaan u isticmaalnaa cookies si aan kuu siino adeeg wanaagsan.
← Back to Blogs
Mobile Apps

Affinity by Canva

Mohamed Amin December 31, 2025
1.2k Views
Share:
Shirkadda Canva ayaa dhawaan iibsatay Affinity, kadibna waxay u beddeshay hal program oo awood badan oo isku daraya shaqooyinkii ay kala qaban jireen Adobe Photoshop, Illustrator, iyo InDesign. Program-kan cusub wuxuu kuu sahlayaa inaad hal interface ku dhex beddesho sawir, vector, iyo layout. Waxa kale oo uu leeyahay AI tools iyo interface casri ah oo sahlan in la isticmaalo. Affinity by Canva waa program bilaash ah (Free Forever) oo si fudud loo adeegsan karo, isla markaana bixiya awood iyo tayo u dhiganta software-yada xirfadeed ee ugu caansan dunida naqshadeynta.

Mahadsanid akhriskaaga!

Haddii uu maqaalkani ku caawiyey, fadlan la wadaag asxaabtaada.